Jawaay

Ka Wikipedia

Jawaay waa jaziirad ku Taalo jubbada hoose. waxayna kamid tahay jaziiradaha ilaa tobanka gaaraya ee degmooyinka kismayo iyo badhadhe ay leeyihiin. Jazirada waxaa degan qabaaila badan sida reer xaafuni, xeebleeyda iyo baajun ..waa jaziirad qani ku ah kaluumeysiga.

Tixraac[wax ka badal | wax ka badal xogta]