Jimmy Wales

Ka Wikipedia
Jimmy Wales aasaasaha Wikipediyaha

Jimmy Wales Waxa uu dhashay 7-08- 1966 waa maal qabeen marykan ah waana mid kamida aasaasayaasha waxa looyaqaano Wikipediyaha waxa uu ku dhashay gobolka Alabama ee wadanka marykanka. wax barshaddiisii uulada amaba yaraanta waxa uu kusoo qaatay dugsi gaar ah. waxa uu qaatay shahaadooyinka Bachelor's Degree iyo Master's Degree ee cilmiga dhaqaalaha .