Kaadmiyaam

Ka Wikipedia
Curiyaha Naxaasta.

Kaadmiyaam (ingiriis: Cadmium) astaanta (Cd) waa curiye kimiko oo tirada atomkiisu tahay afartan-iyo-sideed (48). Curiyaha Kaadmiyaam waa bir ka tirsan Transitional Metalska ee guruubka 12aad ee Diwaanka Curiye.

Curiyahan Kaadmiyaam waa bir jilicsan, oo leh midab cirdhow-cadaan xiga isla markaana leh astaamo dhaqan aad ugu dhow biraha kale eey isku guruubka yihiin ee Sinki iyo Meerkuri.

Curiyaha waxaa helay labo saynisyahan oo Jarmal ah Stromeyer and Hermann sanadkii 1817. Kaadmiyaamta waxaa laga helaa oogada dhulka ayadoo ku ladhan isku dhisyo Sinki ah. Waxaana ilaa wakhti hore loo isticmaali jirey in lagu dahaaro jaandiga si eey uga difaacdo daxaleeysiga.


Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]