Kaftan ama foorjo waa wax bulsha raali iskaga ah ineey wax been ah iskula kaftamaan. Kaftanka sidiisaba waxay noqon kartaa sheeko yar oo marka ugu danbeeneyso ku dhamaaneeso qosol.