Kiilogaraam

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Kiilogaraam

Halbeega Kiilogaraamka.

Kiilogaraam waa mid kamid qaybaha miisaanka wax lagu cabiro ee aduunka oo dhan laga isticmaalo Ksm waxaana lagu cabiraa Cufka walxaha, waxaana loo suntaa (kg).

Soomaalida waxa ay wax ku cabran jireen halbeega ah Suus , Madaal iyo IWM.

Halbeega Kiilogaraam[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]