Kolonbo

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
magaalada kolonbo

Kolonbo waa caasimada wadanka Siri Lanka luqada tamilka (கொழும்பு) waa magaalda ugu wayn wadanka siri lanka waana magaalda dhanka dhaqaalaha ugu wayn wadanka sirilanka waxa ay kutaalaa xeebta dhanka waqooyi galbeed waa mid kamida meelihii uu inb baduuta qoraaladiisii ku sheegay

Taariikh[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

mudo boqolaal sano ah ayaa magaalda kolonbo ay caan ahyd oo laga yaqaanay caalamka muslimiintu waxa ay degeen magaalda kolonbo qarnigii 18aad

Sanadkii 1656 waxa gacanta ku dhigay Holland kadib markii ay in badan iskuweer ka hayeen waxa ay ahayd meel aad umuhima intii ay holland maamulasay waxa ay xarun u ahayd shirkad xiligaas aad caan u ahyd oo laga lahaa wadanka holland lana odhan jiray (Dutch East India Company) sanadii 1802 waxa gacanta ku dhigay ingiriisk , oo kadhigaty caasimada mustacmaradooda cuseb ee la odhan jiray saylan siralanka waxa ay ingiriiska ka madaxbanaanaatay sanadii 1948.