Kombuyuuterka Dhabta

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Laptop

Laptop waxaa kaloo loo yaqaan Notebook Waa komyuutar shaqsiyadeed loogu talagalay dadka aan shaqada ku qabanin meel joogto ah, oo gala safaro ha noqdeen kuwo dhaadheer ama kuwo magalada gudaheeda ah. Laptop ayaa ku shaqeeya Batari kaas oo Jaarjer (kaariko) ku shaqeeya.