Koonfur

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Koonfurta)
File:Affarta Jiho.jpg
koonfur

Koonfur waa mid ka mid ah Afarta jiho, waxaana kasoo horjeedaa Waqooyiga. koonfurta hoose, meesha oo aduunka ku dhamaado, waxaa ku yaalo Koonfur pole, waa meesha 6 bilood maalin ah 6 bilood habeen ah.

Afarta jiho ee asalka ah
  Waqooyi   Koonfur   Bari  
  Galbeed