Ku Bilaabida Magaca Alle ee Naxariista mid gaar iyo mid guud

Ka Wikipedia

Ku Bilaabida Magaca Alle ee Naxariista mid gaar iyo mid guud

Quraanka kariimka ah.

Ku Bilaabida Magaca Alle ee Naxariista mid gaar iyo mid guud (carabi: ﺑﺴﻢ ﺍﻟﻠﻪ ﺍﻟﺮﺣﻤﻦ ﺍﻟﺮﺣﻴﻢ; ingiriis: In the Name of Allah, the Merciful and Most Gracious; af-carabi ahaan loogu dhawaaqo: Bismi Allahi al-Raxmaani al-Raxiimi)[1] waa ereyada lagu bilaabo mar kasta oo la akhrinayo aayado iyo suurado ka mid ah kitaabka Quraanka kariimka ah ee Ilaahay (s.w.t) ku soo dejiyay Nebi Muxamed. Marka laga reebo Suuratul-Al-Tawba,[2] dhamaan suuradaha kale waxay ku bilaabmaan "Ku Bilaabida Magaca Alle ee Naxariista mid gaar iyo mid guud" (ﺑﺴﻢ ﺍﻟﻠﻪ ﺍﻟﺮﺣﻤﻦ ﺍﻟﺮﺣﻴﻢ) Bismi Allahi al-Raxmaani al-Raxiimi.[3]

Midani waa tan kala soocda isla markaana kala saarta Suuradaha ku jira Kitaabka Quraanka Kariimka ah.

Dhinaca kale, qeyb ka mid ah aayadaha Suurad ama suurada oo dhamaystiran ayaa la akhriyaa wakhtiga lagu gudo jiro tukashada salaada taasi oo rakcad kasta lagu bilaabo Suuratul-Al-Faatixa oo dhamaystiran.[4]"[5][6][7]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]


  1. "carabi: ﺑﺴﻢ ﺍﻟﻠﻪ ﺍﻟﺮﺣﻤﻦ ﺍﻟﺮﺣﻴﻢ; ingiriis: In the Name of Allah, the Merciful and Most Gracious; af-carabi ahaan loogu dhawaaqo: Bismi Allahi al-Raxmaani al-Raxiimi"
  2. "Suuratul-Al-Tawba"
  3. "Ku Bilaabida Magaca Alle ee Naxariista mid gaar iyo mid guud" (ﺑﺴﻢ ﺍﻟﻠﻪ ﺍﻟﺮﺣﻤﻦ ﺍﻟﺮﺣﻴﻢ) Bismi Allahi al-Raxmaani al-Raxiimi.
  4. "tukashada salaada taasi oo rakcad kasta lagu bilaabo Suuratul-Al-Faatixa oo dhamaystiran"
  5. Robinson, Neal. (PDF). Georgetown University Press. pp. 25–97. ISBN 1589010248 http://www.youquran.com/DISCOVERING-QURAN-Robinson.PDF.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  6. Qran.org: Quran Verses in Chronological Order
  7. Chronological Order of Quranic Surahs Archived Jannaayo 13, 2018 // Wayback Machine, by Kevin P. Edgecomb (2002).