Kuliyada Waxbarashada

Ka Wikipedia
Jaamacada Camuud

Amoud University
جامعة عمود
Motto(s): 
Aqoontu Waa Iftiin. (Knowledge is a light)
Lua error in Module:Location_map at line 414: No value was provided for longitude.
La Aasaasaysanadkii 1996; 18 sano ka hor
Wakhtiga La Bilaabay:sanadkii 1998
Maamulka:Prof. Saleemaan Axmed Guuleed
Tirada Ardeyda:4,000+ ardey (sanadkii 2012)
Dowlada
Xarunta Sare:
 • Nuuca5 km bariga magaalada Borama
 • Tirada Shaqaalaha:238 prof., macalin iyo shaqaale
Area
5.5 km2 (2.1 sq mi)
 • Land4.3 km2 (1.7 sq mi)
Aag saacadeed[[UTCUTC]]
 • Xagaa (DST)UTC+2
WebsiteAmoud University
Qeybaha:

9ka Kuliyadood (faculty) (sanadka 2012)

Kuliyada Waxbarashada (ingiriis: Faculty of Education) ee Jaamacadda Camuud waa waaxda waxabarashada, tababirada macalimiinta iyo macluumaadka la xidhiidha wasaaradaha waxbarasho ee jaamacada taasi oo ku dhex taala dhismaha weyn ee jaamacadu ku leedahay koonfurta deegaanka Camuud 5 km waqooyi bari ee magaalada Borama.[1]

Kuliyadani waxay ka mid tahay labada waaxood ee lagu bilaabay Jaamacada Camuud, tan kale waa Kuliyada Maamulka & Ganacsiga, markii la bilaabay sanadkii 1998dii.[2][3][4]

Dhinaca kale, sanadkii 2003da Jaamacada Camuud oo kaashanaysa hay'adaha EC, DANIDA, iyo CfBT ayaa waxaa la bilaabay tababar macalimiinta oo ah labo sano diploma, kuwaas oo laga soo xulayo deegaanada Somaliland iyo Puntland. Dibloomkan labada sano ah ooy maalgeliyaan hay'adaha EC, DANIDA, iyo CfBT ayaa waxa jaamacadu ku tababartaa ardey 300 kor u dhaafaysa kuwaas oo jaamacadu dejiso aqalo ay u kireeysay isla markaana maamusho noloshooda iyo waxbarashadooda.[5][4]

Qoraalo La Mid ah[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Xigasho[wax ka badal | wax ka badal xogta]

  1. "waxabarashada, tababirada macalimiinta iyo macluumaadka"
  2. "Kuliyada Maamulka & Ganacsiga"
  3. "sanadkii 1998dii"
  4. 4.0 4.1 "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-03-04. Soo qaatay 2014-01-19.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin) Cite error: Invalid <ref> tag; name "Kuliyada Waxbarasho ee Jaamacada" defined multiple times with different content
  5. http://www.amouduniversity.org/index.php/departments-and-units-administrations.  Maqan ama ebar |title= (caawin)[dead link]