Kurtun waarey

Ka Wikipedia

shabeelada hoose waxay leedhaya dhul beereed waxayna kaloo leedhay sadex dugsi dugsi dhexe dugsi sarre iyo farsamada gacanta waxayna ka koobna tahay afar xafadood oo kala ah jamacada .nasiib.hawl wadaag.iyo horsed webigu wuxuu kaga yalaa waqooyi beeruhuna waxay u badan yihiin waqooyi hosbitalku wuxuu kaga yalaa waqooyi badhasaabka magaalada waxaa lagu magacabaa sheikh shariif