Kurtunwaarey

Ka Wikipedia

Kurtunwaarey Waxay Kamid Tahay Magaalooyinka Beesha Jiido Cali Oo majority Ka ah iyo Beesha Maqlisame Oo ah Jufada Ugu magaca dheer ee Duduble Oo Meeshan Sadhagtay Qarnigii 17aad Xiligii Galgaduud uu Katalinayay Caaqilkii {Kordadab}Iyi gumeysigii 27nin Ee halka il La’aaaa So ceyrintooda kadip Ee doon Kaso raaceyn xarardheer ila ay Yimaadan Barawe kadipna Kuntunwarey Sanadki 1678

Odeyga ibraahim arbow oo lagu naaneso (beymuud) Wuxu dhaley 3 wiil iyo labo gabar Sedexda wiil mid ka mid ah wuu dhintey Gabdhaha neh waxa guursadey odey Cid markas la degnaayen

Beesha beymuud waxey kula baxda Burgess iyo modole Burgess oo ka Kooban 6 jufo Halka modole uu ka kobanyahay 5 jufo oo waa ween Beesha beymuud waxey degta dhamaan gayiga somaliyeed gaar ahaan koonfurta somalia sida gobolka banadir #shabeelaha hoose, baay,bakool,iyo jubada dhaxe iyo jubada hoose sido kale Beesha beymuud waxey aad u degaan dalka itoobiya gaar ahaan aag dirirdhabe ilaa xadka anfarta waana beel aad u tiro iyo tayo wanaagsan.

Halgemiyasha ka dhashey beesha beymuud waxa ka mid ah illahey ha u naxriiste halgema Ahmed Muslim geele Oo anfarta ka hor istaagey iney dhulka somaliyed cagta soo dhigaan sido kale neh xasuuq ba,an ugeestey dagaalo uu la galey xiligi 1748 ilaa 1783 di Sido kale waxa ka mid aha illahey ha u naxriste halgema Hassan xusen gaatimow Isaga neh kaalin ween kula guulihi kasoo hooyen dagaalki u dhaxey beesha jiiddo iyo qowmiyada oramada .