Laasqoray

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Laasqoray

Laasqoray waa magaalo xeebeed oo ku taalo gobolka Sanaag ee woqooyiga dalka Soomaaliya magaaladaan aad iyo aad ayee u jawi wanaagsan,waxaana magaaladu ay leedaahay warshada caanka ah ee kaluunka.


Magaalooyinka Gobolka Sanaag Calanka Soomaaliya
Badhan · Buraan · Ceelbuh · Ceerigaabo · Ceelafweyn · Damala Xagare · Dhahar · Elaayo · Gar Adag · Hadaaftimo · Laasqoray · Maydh · Mindigale · Xingalool · Yubbe