Lambar 50

Ka Wikipedia
Italic textLambar50 waa dagmo katirsan gobolka shabeellaha hoose waxay 50 km u jirta magalada Muqdishu galbeed waxaa ka xiga wobiga shabeele dhanka barina badweynta India. Degmada Lambar50 waxay leedahay airport oo lo yaqaan KM50 airport, 5 misaajid, 3 ceelbiyood, schoolka Hoose iyo Dhexe, ee KM50, waxay kalo ku yaalo dukaamano, farmashiyo, makiinado saliid, makiinado cajiin, garaashka Ali waandoo, iyo maqaayado laga cunteyo. Degmada waxay caan ku tahay beerahada, xoolaha iyo ganacsiga. Lambar50 waxaa ku nool qiyaas ahaan ilaa 10,000  oo qof((Toban kun oo qof)) lkn weli tiri koob sax ah laguma sameen tirada intas way ka badan kartaa wayna ka yaraan karta. KM50 waxa hoos yimaada dhoor tuulo oo yar yar sida Buushka, Lambar60, Ceelbiyoole, Saliine, Balafleey, Buulo xaansho, Buulo cadeey, Abooco, Fed muuse, Muure, Idimo, iyo Laanta buur. Dadka ku dhaqan Lambar50 waa dad aad iyo aad nabada u jecel waa dad ahlu diin ah oo aadna isku jecel,waana degmo qabaa'ilo kala duwan ay ku noolyihiin waa degmo dadkeda qabyaalada aqoonin. Degmada lambar50 waa goob loo dalxiis tago oo cimilo wanaagsan. KM50 lambar50 waxuu kale ay ledahay labo garoon banoone lagu ciyaaro mid caro cad ah iyo mid madow