Laasqoray

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Las Qoray)
Laasqorey

Las Khorey

لاس قُرَي
Magaalo
View of a residential area in old Las Khorey.
Laasqorey is located in Somaliland
Laasqorey
Laasqorey
Location in Somaliland
Coordinates: 11°11′N 48°13′E / 11.183°N 48.217°E / 11.183; 48.217Coordinates: 11°11′N 48°13′E / 11.183°N 48.217°E / 11.183; 48.217
WadankaFile:Flag of somalia.svg Somaliland
GobolkaSanaag
DegmoDegmadda Laasqoray
Tirada dadka
 • Dhammaan53,000
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Laasqoray (Af Ingiriis : Las Khorey, Af Carabi : arLāsqoray) waa magaalo xeebeed qadiimi ah taasi oo ku taal bariga gobolka Sanaag ee waddanka Somaliland. Magaalada Laasqorey waxaa ku taala Dekada Laasqorey oo ka mid ah dekedaha ugu da'da weyn deegaanka Geeska Afrika.

Taariikh ahaan, magaalada Laasqorey waxay xarun u ahaan jirtey Saldanadii Warsangaliga.

Faallo

Laasqoray waa magaalo xeebeed oo ku taalo gobolka Sanaag ee waddanka Soomaaliya. Magaaladaan aad iyo aad ayuu u jawi wanaagsan yahay, waxaana magaaladu ay leedaahay warshada caanka ah ee kaluunka.

Taariikh

Saldanadii Warsangaliga waxay ahayd boqortooyo Soomaaliyeed taasi oo u talin jirtey deegaano badan oo ka mid ah waqooyibari iyo koonfurbari wadanka maanta loo yaqaano Soomaaliya.[1] Saldanadani waa midi ugu awood badneyd ee ka arimisa deegaanadaasi, waxaana saldhigyadeeda ugu waaweyn ka mid aahaa gobolka Sanaag iyo dhamaan deegaanada hoos yimaada gobolka Bari. Sidoo kale waxaa saldanadan hoos iman jirey dhamaan deegaanada maanta loo yaqaano Maakhir.

Saldanada Warsengali waxaa la aasaasay dhamaadkii qarnigii 13aad, deegaanada waqooyiga Soomaaliya. Waxaa rukunada u dhigay saldanadani dad badan oo deegaanka ku dhaqan, waxaase lafdhabar u ahaa beesha Warsangali oo qeyb ka ah beelweyta Daarood.

Warsangali Sultanate in 1857.

Dekada Laasqorey

Dekada Laasqory waa dekad ku taala xeebta magaalada Laasqorey, Somaliland. Dekadani waxay ka mid tahay kuwa ugu weyn ee mashquulka badan Geeska Afrika.[2]

Muuqaalo

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. Culture and customs of Somalia p. 138
  2. (PDF). Government of Somalia http://www.somalitalk.com/2010/may/istambul/transport.pdf. Soo qaatay 31 August 2013.  Maqan ama ebar |title= (caawin)

{{MGS | gobol = Sanaag | list = Badhan · Buraan · Ceelbuh · Ceerigaabo · Ceelafweyn · Damala Xagare · Beerwayso · Elaayo · Gar Adag · Galbarwaaqo · Laasqoray · Maydh · Mindigale · Xingalool · Yubbe Beerwayso{{.}} Xamilka{{.}} Boodhley {{.}}Bacoolo{{.}} Karinbiyood -->