Liboy

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Liboy waa magaalo ku taalo dalka Kenya. waxee 18km u jirtaa xuduudka soomaaliya, magaalada liboy waxee ka middtahay, meelaha ee somalida dhibaateesan u soo qaxaan. dagaaladii soomaaliya sidi oo u bilaawday 1992dii, dad badan oo soomaali ayaa ayaa u qaxay magaalada!