Luuq

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Luuq waa magaalo ku taalo Gobolka Gedo. Magaaladaan waxee ka midtahay magaalooyinka ugu duqsan dalka Soomaaliya. Magaaladaan waxaa dhaxmaro wabiga weyn ee loo yaqaan Wabiga Jubba.Magaalada waxaa ku xeeran tuulooyin aad u badan,dhaqaalaha magaalada waxaa uu ku tiirsan yahay beeraha iyo xoolaha nool,iyadoo Luuq ay ku taal buundada ugu weyn dalka somaliya. Magaalada dadka ku nool waxaa lagu qiyaasaa illaa 35000 kun oo qof waxaana yimaada dad badan oo ka yimaada tuulooyinka kala ah,Yurkud,Farsaarey,Caracase,Shaatilow,Halbo,Haanoy,Maganeey. Waxaa degan qabaail badan oo somliyed iyadoo taariikhda magaaladu u badan tahay mid THEORY ah oo aan la hayn meel ay ku qoran tahay,sidoo kale waqtiyadii la degay magaalada ayaa inta badan qiyaas un ah. Waxaa degan magaalada qabaailka kala ah.Mareexaan,Raxanweyn waliba gasaare-gude,Dir gaar ahaan Fuqi muxumed Gaadsan iyo Gabaaweyn iyadoo la qiyaaso Marexanku in uu yahay qolada ugu badan.


Magaalooyinka Gobolka Gedo Calanka Soomaaliya
Baardheere · Beledxaawo · Buurdhuubo · Doolow · Garbahaarey · Luuq