Luuq Jeelow

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Luuqjeelaw)

Luuqjeelow waa Tuulo ku taalo gobolka Hiiraan.

Waa tuulo u jirto qiyaas ahaan 30km magalada beledweyn. Waxaa degaan ahaan uleh jifo ka tirtan beesha galjecel oo lagu magacaabo Cifaaf Cabdi qaas ahaan Sadiiq Caafi. Waxaa xiligii dowlada dhexe degenaan jiray qaxooti u badan qabiilka ogaadeen kadib burburkii waxaa la degaan ahaan ee utahay jifadaas aan kor ku xusay waxaa la dego beesha makane oo webiga jiinkiisa dego. Waa dhul meel isteraajiyo ah ku taalo waana dhul beereed kuna fiican xoolo dhaqatada. Waxaa gudoomiye ka ahaan jiray masuul lagu magacaabo SANEY OSMAN SHILOOW oo weli nool. Wixii faahfaahin ah oo intaas ka badan waxaad ka heleysan gudoomiyahaas oo ku nool magalada beledweyn.

Mahadsanidiin.