Magrib
Ka Wikipedia
Salaada Magrib (Carabi:صلاة المغرب) waa salaada la tukado markii ay dhacdo qoraxda(cadceeda), waxaana la tukadaa (salaada)Casir ka dib waxaa ka danbeyso cishaha waxaa la tukadaa saddex rakco.