Malcolm X

Ka Wikipedia
maqaal ku saabsan Malcolm X. Boga "Malik Shabazz" halkan ayaa laga soo toosiyay.
Malcolm X
Malcolm X in March 1964
Malcolm X sanadkii 1964
Ku dhashayMalcolm Yare
Maayo 5, 1925
Omaha, Nebraska, U.S.
DhimashoFebraayo 21, 1965
New York City, New York, U.S.
Sababta dhimashadaLa diley (xabad lala dhacay)
Ku aasanXabaalaha Ferncliff
Naaneesel-Hajj Malik el-Shabazz (الحاجّ مالك الشباز)
ShaqadaDaaci, hogaamiye
UrurkaBulshada Islam, Muslim Mosque, Inc., Ururka Midowga Afrikan-Amerikanka
Dhererka6 ft 3 in
Miisaanka180 lb
Dhaqdhaqaaqa siyaasadeedDhaqdhaqaaqa dadka Madow,
Pan-Africanism
DiintaSunni Islam
(ka soo bedeshay Bulshada Islam)
XaasaskaBetty Shabazz (m. 1958)
IlmahaAttallah Shabazz
Qubilah Shabazz
Ilyasah Shabazz
Gamilah Lumumba Shabazz
Malikah Shabazz
Malaak Shabazz
WaalidkaEarl Little,
Louise Helen Norton Little
Saxiixa

Malcolm X, markii dambe la baxay "Malik Shabazz" (/lkəm ˈɛks/ (carabi: الحاجّ مالك الشباز‎) (dhashay Maayo 19, 1925 – Febraayo 21, 1965) wuxuu ahaa hogaamiye diineed iyo dhaqdhaqaaqe bulsho u dhashay Dadka Madoow ee wadanka Maraykanka.