Mareeg

Ka Wikipedia

Coordinates: 3°46′N 47°18′E / 3.767°N 47.300°E / 3.767; 47.300

Mareeg
Degmo
Mareeg is located in Somalia
Mareeg
Mareeg
Goob ku taalla Soomaaliya.
Dalka Somalia
GobolkaGalguduud
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Mareeg Waa magaalo qadiim ah, taariikhdeedu fog tahay oo ku taalla gobolka Galguduud dhanka bari ee xiga dhinaca xeebta Badweynta Hindiya. Waxeyna ka tirsantahay maamulka Galmudug ee bartamaha soomaaliya. Magaaladaan waxa ay ka koobantahay saddax degmo oo kala ah Degmada Ceeldheer, Degmada Galcad iyo Degmada (Bud Bud ama Dur Dur.)

Taariikh[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Magaalada Mareeg waxaa la abaabulay qarnigii 16 waxaana aas-aasay sh Da'ud Culusow Cubeyd Cali Magaaladaan waxey ka mid tahay magaalooyinka taariikhda dheer leh Soomaaliya. Waa magaalo xeebeed, waxaa kale oo magaalada loo sameeyay suldaano, qarnigii 15aad iyo 19aad inta u dhaxaysay. Labadaa qarni waxaa ka talin jiray boqorro iyo salaadiin ilaa laga soo gaaro gumeystihii Talyaaniga, kaas oo ka dhigtay xaruntiisa 3aad oo uu ka xukumo dalka Soomaaliya. Mareeg hadda waa magaalo ka mid ah Galmudug State.