Mataan

Ka Wikipedia

Mataan[wax ka badal | wax ka badal xogta]

Mataan (Ingiriis: Twin) waa labo qof, sheey, walax ama wax kasta oo isku eeg ama iskuba mid ah oo sida lagu kala garto adag tahay.

Sidoo kale, ereyga Mataan waxaa loo isticmaalaa marka labo shey (thing) la isku xidho ama la isku soo dhoweeyo.