Maxamed Cali Jaamac

Ka Wikipedia

Maxamed Cali Jaamac waxaa uu dhashay sanadkii 1909,waxaa uu ku dhashay magalada Laas Qorey ee wooyiga dalka Soomaaliya, wakhtigaa la odhan Jirey caasimada xeebta maakhir ee ingiriiska Somaliland.Sanadihii 1915 waxaa uu tegey dalka Yemen waxaana uu ku baratay Diinta .Sanadihii 1923 1laa 1926 waxaa uu u wareegey dalka Engriiska waxaana uu ku biiray ciidamada Ingiirska, waxaana uu ka mid noqday boqortooyaa ingiriiska.Navey isaga iyo wallaalkii Ismaaciil Cali iyo wallaal koodi yara AAdan ilaahay haw Naxariistee.waxaa kale oo xusid mudan in uu jirey wallal ka yar oo la odhan jirey xasan cali.1942 ayaa Maxamed Cali Jaamac Asaasay magald Hadaaftimo, 1958 december ayaa lagu diley magalda Hadaaftimo ilaahay haw naxariisto Isla sandkii 1959 waxaa lagu deldeley ninkii diley Mandheera xabsigaa loo yaqaan