Maxamed Macalin Xassan

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Maxamed Macalin Xasan)

Waa wasiir ka tirsanaa golihi wasiirada ee Raysal wasaare farmaajo, dowladdii uu madaxwaynaha ka ahaa Sheekh Shariif Sheekh Axmed. Waxaa uu hayay xilkia Wasiirka Kaluumeesiga iyo Khayraadka bada. Maxamed Macalin Xassan waxaa uu sidoo kale mar noqday Agaasimaha Madaxtooyada Soomaaliya isla dowladdii Sheekh Shariif. Waxuuna ahaa agaasimihii madaxtooyada ee ugu dambeeyay dowladdi Sheekh Shariif. Wasiirku waxaa uu ka soo jeeedaa Beelwaynta Murusade gaar ahaan Beesha Cabdalle Sabdi. Maxamed Macalin waa nin aqoonyahan ah oo wax ku soo bartay wadamada galbeedka.