Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal
Ka Wikipedia
waxa soo uruuriyey eng kamal c/raxman
Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal (Codweyne, Dhulka Biritishka ee Soomaaliya 1928 - Pretoria, Koonfur Afrika 2002).
ala ha u naxaris tee madax waynihii hore ee somaliland caigaal waxa soo habayey oo soo ururiye tariikhdan ENG kamal c/raxman xaji cige Allaha ha unaxariistee Marxuum Maxamed Ibraahim Cigaal wuxuu ahaa ninkii cagaha utaagtay haykalka dawladnimo ee ay Somaliland hada kutaagantahay 1993kii, markaasoo uu dedal dheeraad ah kageystay sidii uu usoo xareyn lahaa ciidan beeleedyadii kufiliqsanaa dhamaan dhulkii hore la iskugu odhan jiray SOMALILAND BRITISH PROTECTORATE, ama Maxmiyadii Ingiriiska ee Somaliland.
