Meygaag

Ka Wikipedia

Meygaag waa deegaan hoos taga degmada bookh degmadaan waxay caan ku tahay xoolaha nool iyo biyo mareeno marmar aafeeya dad iyo duunyo waxase intaas u dheer kaymo jiq ah,

degmadaan waxaa degan beelo badan sida, Reer-Darawiish, majeerteen , iyo madhibaan.