Mhamoud ahmadinajad
Ka Wikipedia
somaliga{maxamuud axmadi najaad.}waa macalin jaamacadeed iyo.siyaasi irani ah.waxa uu noqday.mayarka.magaalada dahraan.ee.iran.xarunta.u.ah.kadib waxa uu ku guulaystay.in uu noqdo.madaxwaynaha.jamhuuriyada.islamiga.ah.ee.iran.waxa ladooratay.2.8.2005.kadib markii uu ka adkaaday ninkii latartamayay.ee hashimi.rafsanjani.waxa dib loodoortay.12.july.2009.doorashadaas.oo aad iyo aad loogu murmay.kadib.markii.najaad.uu.helan.codadkii.codbixiyaash.62%.taasoo.keentay.in.ay.qaadacaan.ragii.latartamayay.oo.uu.ugu.cadcadaa.ninka.layidhaahdo.miir.xusen.musawi.oo.sheegay.in.uu.najaad.kushubtay.laakiin.ugudanbayntii.kadib.markii.dibloo.tiriyay.codadkii.qaarkamida.waxaa.la.ogaaday..in.aan.wax.isdaba marinahi.dhicin.hasayeeshee.intii.doorashada.lagu.muransanaa.waxaa.dhacay.isusoobaxyo.iyo.rabshado.dhexmaray.boliska.iyo.dad.doorashada.ka.cadhaysnaa
NOLOSHIISII
maxmuud axmadi najaad.waxa uu dhashay.sanadii.1956.waxa uu ku dhashay.magaalada.garamsar.ee.gobolka.samnar.waxa uu kadhashay reer iska faqiira.aabihiina waxa uu ahaa.bira tume.amaba tumaal.isaga oo yar ayuu reerkiisa u raacay xagaas iyo tahran waxana uu kasii watay wax barashadiisii.kadib.waxa uu helay.shahaadada.bakaloriyos.sandkii.1979.waxa kale oo uu helay majesteer.cilmiga.iyo farsamada.sanadkii.1989.