Mobile

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Talefon Smartphone
Mobile Talefon

Mobile waa talefon jeebka lagu qaadan karo. Mobilka waxaa laga diri kara SMS,qarnigaan aa ku jirno moobiilada waxaa looyeelay waxyaabo teknoloji ah, sida GPS'ka iyo internetka, videoga, kaamiro. Mobiiladii hore waxee ahaayeen kuwo kalar laheen, maanta kuwa jiro waa kuwo casri.