Muslim
Ka Wikipedia
Muslim (Carabi: مسلم) Muslim waa qofkii qira inuu ilaahey maahine aanu Ilaah kale jirin, Muxamadna uu Rasuulkii Ilaahay yahay. "اشهد ان لا اله الا الله و اشهد ان محمد رسول الله " "Ash-hadu Allaa Ilaaha Illallaahu Wa Ash-hadu Anna Muxamadun Rasuulu-Laah"
Asalka Ereyga Muslim[Wax ka bedel]
Sida uu ilaahey Qur'aanka ku sheegay Ereyga Muslim waxaa markii ugu horeysay Isticmaalay Nabi Ibraahiim C.S {مِلَّةَ أَبِيكُمْ إبْراهِيمَ هُوَ سَمَّاكُمُ المُسْلِمِينَ مِنْ قَبْلُ},
| Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro |