Muuse Suudi Yalaxow

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Muuse Suudi Yalaxow waa mid ka mid hogaamiye kooxeedyadii Soomaaliya ee xaruntooda aheyd caasimada Muqdisho marna noqday Wasiirka Ganacsiga Jamhuuriyadda Soomaaliya ee dowladdii Cali maxamed Geedi. Xaaji Muuse waxay gaar ahaan shacabka reer banaadir aad ugu xasuustaan nidaamka iyo kala dambeyntii uu bartamihii sagaashameeyadii ka sameeyey degmooyinka Makah iyo Madiinah ama Wadajir iyo Dharkeynley xilli halkaasi ay ka jireen nabadgelyo xumo ay sababeen mooryaan aad u hubeysan oo gaaf wareegi jiray goobaha ganacsiga iyo suuqyada loo adeeg doonto.

.