Nijamiina
Ka Wikipedia
N'Djamena waa caasimada Jad tirada dadka kunool waxa lagu qiyaasaa 721000 oo qof horay waxaa loo odhan jiray magaca Fort-Lamy, waana magaalada ugu wayn wadanka jad
taariikh [Wax ka bedel]
magaladani waxa ay ku barbaartay magaca fort lamy oo ay u bixiyeen faransiisku oo ahaa gumaystihii wadanka jad gumaysaty iyaga oo ugu magac daray askari faransiis ahaa oo xiligaa faransiiska ka dhintay taariikgduna waxa ay ahayd 1900
| Caasimadaha Afrika | |
|---|---|
| Abuja · Akara · Addis Abeba · Algiers · Antananarifo · Asmara · Bamako · Bangui · Banjul · Bissau · Barasafille · Bujumbura · Dakar · Dodoma · Freetown · Gaborone · Harare · Bort Lois · Borto-Novo · Braia · Jamestown · Jabuuti · Juba · Kambaala · Kab town · Konakry · Khartuum · Kigali · Kinshasa · Librefille · Lilongwe · Lobamba · Lome · Luanda · Lusaka · Malabo · Mamawdsaw · Mabuto · Maseru · Mabane · Muqdisho · Monrofia · Moroni · Nayroobi · Nijamiina · Niamey · Nawakshot · Ouagadougou · Qaahiro · Rabat · Saint-Denis · Sao Tome · Triboli · Tunis · Fiktoria · Windhoek · Yawunde · Yamoussoukro | |