Nofeembar
Ka Wikipedia
| Bilaha sanadka miilaadiyada | ||||||
|---|---|---|---|---|---|---|
| Janaayo | Febraayo | Maarso | ||||
| Abriil | Maajo | Juun | ||||
| Luuliyo | Agoosto | Sebteembar | ||||
| Oktoobar | Nofeembar | Diseembar | ||||
Sanadka miilaadiga bishiisa toban iyo koowaad, waxayna u dhaxaysaa bilaha Oktoobar iyo Diseembar. Bisha Nofeembar waxay ka koobantahay 30 maalmood, waxaana loo soo gaabiyaa Nof.