Noor Foundation

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Noor Foundation
هيئة النور الخيريه
Hay'ad Samafal
Gobolada ee ka hawl galaan
Bari, Karkaar
Qurbo Jogta Maal galiyey  : United Kingdom, USA, UAE, Oman, Sweden
La asaasay 2009, Dubai
Af Ingiriis (English): Noor Foundation
Halkudhiga Hay'adda : Wixii dad u kaco rabise aqbalo waa rumoobaan
Wadaan: Flag of Somalia.svg Soomaali


Noor Foundation waa hay'aad khayri ah oo ka howl gasha gobolada Bari iyo Karkaar. Waxeey ee waax u qabada carruurta oo waax barasho bilaash ah lo fidiya. Ila iyo hada lacagaha ee hay'adda ee ku howl gasho waxey ka yimaadaan qurbo joogta Soomaaliyeed. Noor Foundation


Mashaariic Weli Socda[Wax ka bedel | wax ka bedel xogta]

  1. Iskuulka Cali Fahiye Geedi ee Qandala
  2. Iskuulka Balidhidhin
  3. Iskuulka Carmo (Wada shaqeyn)
  4. Iskuulka Xumbays (Wada shaqey la raabo)