Nugaal
Ka Wikipedia
| Gobolka Nugaal ee | Soomaaliya |
| Caasimada | Garoowe |
| Weyninka | 26 180 km² |
| Shacabka | 159 957 (2007 [1]) |
| isku dhawaan | 61,29 inh./km² |
| Bogga internetka | ' |
Gobolka Nugaal wuxuu ku yaalaa woqooyi-bariga Soomaaliya, wuxuuna xuduud galbeedka kala leeyahay dowlada Itoobiya. Gobolka waxaa magaalo madax u ah magaalada Garoowe, dhaqaalihiisuna waxa uu ku tiirsanyahay kaluumeysiga,ganacsiga iyo xoolaha.
== Degmooyinka Gobolka Nugaal =]]
- Dangorayo
- Eyl
- Garoowe
- Godobjiran
- yoombays
| Gobolada Soomaaliya | |
|---|---|
| Awdal | Bakool | Banaadir | Bari | Baay | Galguduud | Gedo | Hiiraan | Jubbada Dhexe | Jubbada Hoose | Mudug | Nugaal | Sanaag | Shabeellaha Dhexe | Shabeellaha Hoose | Sool | Togdheer | Woqooyi Galbeed | |