OGAAL

Ka Wikipedia

Waa wargeys madaxbannaan oo ka soo baxa Magaalada Hargeysa. Wargeyska waxa la aasaasay sannadkii 2005. Wargeyska waxa uu ka qoraa barnaamijyo badan oo xiise leh kuwaas oo ay ka mid yihiin

    • Bugaag (Sheeko)
      • ROGE (Buug Sheeko xiise badan
      • Maanafaay (Sheeko Jacayl Xiise badan)
      • Saamayntii Dagaalkii Qaboobaa ee Adduunka (21 Century)
    • Barnaamijyo
      • Saymaha Kursiga
      • Xiddigiska
      • Caafimaadka
      • Madasha Wargeyska (Madadaallo iyo Dhacdooyinka)
      • Mareegaha Taxan
      • Haweenka (Todobaadle Gorfeeya Arrimaha Haweenka)


iyo Qaar kaloo badan

Eeg waliba[wax ka badal | wax ka badal xogta]