Oodaale

Ka Wikipedia

Odale waa tula ü dhow Jalalaqsi o ka jirta xaga bari, waxaa ku nol dad fara badan, u badan xoola dhaqato, waxaa ku yaal ceel biyood dadkuiy xoolahaba ay ka cabaan , masaajid, madarasa quraan ah,waxaa jooga shekha weyn ee la yiraahdo sheikh cabdi, nabadn muxumad iligey, seedw elmi, axmed barqadle, oo ah akhayaar aad looga yaqaan.