QADAAFI. معمر القدافى

Ka Wikipedia

U bood: navigation, raadi

mucamar algadaafi.waxa uu.dhashay.sanadii.1942.waxa uu ku dhashay.magaalada.sert.ee wadanka.libiya.maaha madaxwaynaha.rasmiga.ah.ee liibiya.laakiin.wacxaa.lagu.magacaabaa.hogaamiyaha.kacaanka.shacbiga ah.taas.oo dalka.ku qabsaday.inqilaab.sanadkii.1969.kadib markii uu inqilaabay.boqorkii..liibiya.katalinjiray.ee.idiris asanuusi.qadaafi waxa uu ahaa ilaa yaraantiisii mid aad u danya in ay mudoobaan umadaha carbeed.kadib markii.uu.xukunka.qabsadayna.wax.badan.ayuu.isku.dayay.in.uu.mideeyo.carabha.qadaafi waxa uu iskudayay.in badan.indawladiisa.liibiya.uu.lamideeyo.wadamo.badan.oo.caraba.oo.ay.kamidyihiin.suuriya.suudaan.masar.marooco.aljeeriya.taasina.umaysuurtoobin.dhankakale.qadaafi.waxa.ay.ucoloobeen.reergalbeedka.kadib.markii.ay.reergalbeedku.ku.eedeeyeen.in.qadaafi.kadanbeeyay.falabadan.oo.ay.kamidhayd.diyaaradii.ku.korburburtay.tuulada.lookarbi.ee.scotland.iyo.qaraxyo.kale.oo.kadhana.reergalbeedka.sidookale.qadaafi.waxaa.lagu.eedeeyay.in.uu.caawimo.siinjiray.jabhada.RRA.ee.kadagaalamijirtay.woqooyiga.irland.iyo jabhada.iita.ee.kadagaalanta.gobolka.bask.ee.spain.oo.kadib.qadaafi.waxy.siaad.ubaan.isaga.horimaadeen.reer.galbeedka.gaarahaan marykanka,oo ay aad ucolooeen,qadaafi waxaajirtay,mar marykanku,uusoo weeraray,isaga,oo rabay.in.uudilo.qadaafi.laakiin,dhacdadaas,waxaa,ku,nafwayday qadaafi gabdh uu dhalay