Qandal

Ka Wikipedia

Qandal waa degmo ku taalo Jubbada Hoose ee koonfurta Soomaaliya.Degmadaan waxee 10km u jirtaa magaalada Kismaayo, dhinaca koonfureed.