Qardho

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Qardho waa magaalo aad u baaxad wayn, waxeyna ku taalaa gobolka bari ee woqooyiga soomaaliya.Baaxada magaaladaan waxaa qiyaas ahaantii lagu qiyaaso in ka badan 9 km oo ah isku weer. Qardho waxay u kala baxdaa 5 degmo oo aad u waawayn oo kala ah:

  1. Qoryacad
  2. Xingood
  3. Kaambo
  4. Kubo
  5. Shinbiraale


Magaalooyinka Gobolka Bari Calanka Soomaaliya
Bander Beyla · Bayla · Boosaaso · Caluula · Carmo · Iskushuban · Qandala · Qardho · Ufayn · Waaiye
Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale