Qaybta 12 ee curiye

Ka Wikipedia

G 11aad < Guruubka 12aad > G 13aad

Curiyaha Sinkiga.
Curiyaha Kaadmiyaam.
Curiyaha Meerkuri.

Guruubka 12aad waa guruub curiye kimiko ee qeybta 12aad ee safafka Diwaanka Curiye. Si la mid ah qeybaha kale ee d-block, guruubkan wuxuu ka kooban yahay 4 curiye kuwaas oo kala ah: Sinki (Zn), Kaadmiyaam (Cd), Meerkuri (Au) iyo Kobernishiyaam (Cn). Qeybtan waa guruubka ugu dambeeya biraha Transitional Metals ee guruubka d-block.

Sadexda curiye ee si dabiici loo helo guruubkan waa Sinki, Kaadniyaam iyo Meerkuri, kuwaas oo loo isticmaalo jaandiga laga sameeyo xadhkaha korontada, alaabaha elektarooniga sida taleefanka, fiidhiyowga, mobilelada iwm.

Biraha ku jira guruubkan waxay ka mid yihiin macdan aad u muhiim ah.