Guruubka 4

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Qaybta 4 ee curiye)

G 3aad < Guruubka 4aad > G 5aad

Curiyaha Tiitaaniyaam.
Curiyaha Sirkooniyaam.
Curiyaha Hafniyaam.

Guruubka 4aad waa qeybta 4aad ee safafka Diwaanka Curiye. Si la mid ah qeybaha kale ee d-block, guruubkan wuxuu ka kooban yahay 4 curiye kuwaas oo kala ah: Titaaniyaam (Ti), Sirkooniyaam (Zr), Haafniyaam (Hf) iyo Rutherfordium (Rf).

Curiyayaashan oo mararka qaar ah dareere, ayaa markey adkeha yihiin leh midab madoow ah.

Guruubkan curiyayaasha ku jira waxay ka tirsan yihiin Transitional Metalska.