Qaybta 7 ee curiye

Ka Wikipedia

G 6aad < Guruubka 7aad > G 8aad

Curiyaha Manganiis.

thumb|Curiyaha Teknetiyaam.

Curiyaha Reheniyaam.

Guruubka 7aad waa qeybta 7aad ee safafka Diwaanka Curiye. Si la mid ah qeybaha kale ee d-block, guruubkan wuxuu ka kooban yahay 4 curiye kuwaas oo kala ah: Manganiis (Mn), Teknetiyaam (Tc), Reheniyaam (Re) iyo Bohriyaam (Bh). Dhamaantood waxay ka tirsan yihiin Transitional Metals. Curiyayaashan oo mararka qaar ah dareere, ayaa markey adkeha yihiin leh midab madoow ah.