Qin Shi Huang
Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyay Qin Shi Huang تشين شي هوانج)
shiin shii huwang.luqada chinaha{秦始皇}waxa uu ahaa boqor jayniis ah waxa uu boqor ka ahaa boqor tooyadii kiin.210 ilaa 259.kahor dhalashadii.nabi ciise.cs.waxa uu ahaa boqor caadilah oo aad dadkiisu ay u jeclaayeen.waxa uu mideeyay gobaldii shiinah ee coloobay ee kala googoay.waxa uu sameeyay maamul aad u fiican waxa uu ladagaalmay.fasaadka iyo laaluushka.maamulkaas fiican ee uu sameeyay waaka ilaa maanta kamuuqda dawlada shiinaha.
