Qoolaaw

Ka Wikipedia

Qoolaaw waa tuulu ka mid ah tuulooyinka hoos yimaada magaala madaxda gobolka ee BALEDWEYNE, 35km ayey kaga beegantahay dhanka koofureed. waxaa mara wabiga shabeele, waxay leedahay dhul beereed aad u baaxadweyn waxaana kabaxa dalaga noocyadiisa kala duwan iyo qudaarta.

Dhaqaalaha

Dadka deegaanka waxa ay ku noolyihiin wax soo saarka beeraha iyo dhaqashada xoolaha. Dalagga iyo qudaarta ka soo go'do waxaa loo iib geeyaa magaala madaxda gobolka iyo deegaanada ku dhadhow.

Waxbarashada

Dadka deegaan waa dad jecel waxbarashada, waxa eey leedahay dugsiyo quraan iyo school ah dugsi hooose iyo dhexe.

waxaa soo diyaariyay

mohamed deeq ali shire(deeq shire) iyo farhan abdulahi cabdulle shiidaaw