Qosol
Ka Wikipedia
Qosol waxaa ladhahaa qof kasto oo afka kala qaada, wuxuuna ku yimaadaa qof farxad qosla ama istareex qosla ama adoo wax kaa yaabiyay ku qosla.
[Wax ka bedel] waxyaabaha ugu wacan qosolka
Qosolku waxaa ugu wacan in qof walba oo noole ah si uu unafiso.
[Wax ka bedel] kala duwanaanshaha qosolka
waxaa jiro qosolo kala duwan, waxayna leeyihiin dhawaaqyo kala duwan.Qosol waxaa jiro oo qofka wax maqli karin markii oo qoslaayo.Qosolka caruurta way ka duwanyihiin kuwa dadka waaweyn.