Qudus
Qudus (Af carabi.القدس)( Af-Hebraw רושלים ) waa magaalo kutaala dalka falastiin.Alqudus waa caasimada shacabka falastiin. waana qiblidii hore ee Muslimiinta, qudus waxa ku yaala bayt alaqsaa oo ah qiblada sadexaad ee islaamka.Qudus waa magaalo aad u taariikh dheer .Magaalada qudus waxee u kala qeebsantahay labo qeybood., qeyb waxee caasimad u tahay dadka falastiinta, qeyb neh dadka yahuuda ah.Sanadka marka oo ahaa 1949 ayaa yahuuda waxa ay ku dhawaaqeen in ay qudus tahay caasimada israaiil waxaanay u soo rareen inta badan wasaaradaha dawladooda iyo xarumaha dawlada waxayna dajiyeen qaybta ay ka haystaan magaalada qudus. laakiin caalamku uma aqoonsana maanta dhamaan wasaaradaha israaiil marka laga reebo wasaarada difaaca oo xarunteedu tahay talaabiibinta kalena waxa ay daganyihiin magaalada qudus.