Ra'iisul wasaarayaashii Soomaaliya

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi
Ra'iisul wasaarayaashii soo maray dalka Soomaaliya.
Xilliga Sawirka Xilka hayey Ka tirsan Faallo kooban
Daakhilyaddii UNka
29 February 1956 to 1 July 1960 Cabdullaahi Ciise, Ra'iisul wasaare SYL
Jamhuuriyadda Soomaaliya
1 July 1960 to 12 July 1960 Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Ra'iisul wasaare SNL Markii 1aad
12 July 1960 to 14 June 1964 Abdirashid Ali Shermarke, Ra'iisul wasaare SYL
14 June 1964 to 27 September 1964 Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, Ra'iisul wasaare KMG SYL
27 September 1964 to 15 July 1967 Cabdirisaaq Xaaji Xuseen, Ra'iisul wasaare
15 July 1967 to 21 October 1969 Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Ra'iisul wasaare SYL Markii 2aad
Jamhuuriyadda Dimuqraadiga Soomaaliya
21 October 1969 to 1 November 1969 Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal, Ra'iisul wasaare SYL Markii 2aad
1 November 1969 to March 1970 Maxamed Faarax Salaad, Ra'iisul wasaare Mil
March 1970 to 1 February 1987 Ma jirin
1 February 1987 to 3 September 1990 Maxamed Cali Samatar, Ra'iisul wasaare SRSP
3 September 1990 to 24 January 1991 Maxamed Xawaadle Madar, Ra'iisul wasaare SRSP
Dagaalkii sokeeye ee Soomaaliya
24 January 1991 to May 1993 Cumar Carte Qaalib, Ra'iisul wasaare[1] USC Wuxuu sii ahaa ilaa 3 Jannayo 1997[1]
May 1993 to 8 October 2000 Booska banaanaa[1]
TNG
8 October 2000 to 28 October 2001 Dr. Ali Khalif Galaydh Photo.JPG Cali Khaliif Galayr, Ra'iisul wasaare n-p
28 October 2001 to 12 November 2001 Cusmaan Jaamac Cali, Ra'iisul wasaare KMG n-p
12 November 2001 to 8 December 2003 Xasan Abshir Faarax, Ra'iisul wasaare n-p
8 December 2003 to 3 November 2004 Maxamed Cabdi Yuusuf, Ra'iisul wasaare n-p
Dowladda federaalka kumeelgaarka
3 November 2004 to 29 October 2007 Ali Mohammed Ghedi in Kenya.jpg Cali Maxamed Geedi, Ra'iisul wasaare n-p
29 October 2007 to 24 November 2007 Saalim Caliyoow Ibroow, Ra'iisul wasaare KMG n-p
24 November 2007 to 14 February 2009 Nur Hassan Hussein, Ra'iisul wasaare n-p
14 February 2009 to 21 September 2010 Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaarke, Ra'iisul wasaare n-p Wiilka Abdirashid Ali Shermarke
24 September 2010 to 31 October 2010 CabdiWaaxid Cilmi Goonjeex, Ra'iisul wasaare KMG n-p
31 October 2010 to 19 June 2011 Mohamed Abdullahi Mohamed Farmajo.jpg Maxamed Cabdulaahi Maxamed, Ra'iisul wasaare n-p
19 June 2011 to 28 June 2011 Cabdiweli Maxamed Cali.jpg Cabdiweli Maxamed Cali, Ra'iisul wasaare KMG n-p
28 June 2011 to 20 August 2012 Cabdiweli Maxamed Cali, Ra'iisul wasaare
Dawladda Jamhuuriyadda federaalka Soomaaliya
20 August 2012 to 17 October 2012 Cabdiweli Maxamed Cali.jpg Cabdiweli Maxamed Cali, Ra'iisul wasaare n-p
17 October 2012 Hadda jooga Abdi Farah Shirdon-hi2.jpg Cabdi Faarax Shirdoon, Ra'iisul wasaare n-p

Dowladihii shacabka ahaa ee isticmaarka ka dambayay ee la aas aasay 1960 waxay yeesheen 3 ra'iisul wasaare. Dowladii ku xigtay ee Kacaanka wuxuu tiriray jagadaas sanadadii 1971 ilaa 1987. Ka dib Jeneral Maxamed Cali Samatar iyo Maxamed Xawaadle Madar ayaa iskaga dambeeyay jagadaas 1987 ilaa 1991 xiligii burburka.


Nov 3, 2004 - Madaxweynaha DFKMG ayaa ra'iisul wasaare u magcaabay Cali Maxamed Geedi.

Dec 1, 2004 - Ra'iisul wasaaraha la doortay Cali Maxamed Geedi ayaa dhaariyey xukuumadiisa oo ka koobnayd 27 wasiir. Waxaa ku meel gaar ugu xigay Nuur Cadde ilaa Dowladii Labada Golle ee san ka galiska ahayd laga soo dhisay Jabuuti taas oo xubnaha gollaha xildhibaanada ka dhigtay 275X2 = 550; ka badan tan America iyo Turkey oo 30 jeer bulshooyinkooda nagu laba jibaarmaan.

Ra'iisul wasaarayaashii Soomaliya soo maray waxaa ka mid ah oo kale Cabdullahi Caraaye Maxamuud oo hada uu u magaLink titleMagacaabay M. Shariif Sheeq Axmed 2009-Hadda sidoo kale Maxamed Cabdi Yuusuf, Xasan Abshir Faarax iyo Maxaed Ibraahim Cigaal oo tan 1967 ilaa 2009 xiliyo kala duwan qabtay jagada Ra'iisul Wasaare.


Waxaa Raaca Xilalkii Madaxwayne [Wax ka bedel]

Madaxweyneyaashii Soomaaliya
Cite error: <ref> tags exist, but no <references/> tag was found