Ra'iisul wasaare
Ka Wikipedia
Ra'iisul wasaare, waa madaxa xukuumadeed ee wadan,waxa uu madax u yahay wasiirada waxa oo ka hooseeyaa, Boqorka ama Madaxweeyneha. ra'iisul wasaare, madaxweeynaha ayaa doorto, ama shacabka ayaa doorto, dhinaca Boqortooyada.