Rabdhuure

Ka Wikipedia


DEGMOIYINKA GOBOLKA BAKOOL dagamad washaqo somali . Xudur . Rabdhuure . Buurdhuxunle . Ceelbarde . Wajid . Tiyeeglow washaqo somalia

Dagamad washaqo somali bakool waxee ku tala gobolaka bakool waxa daga Qabiibaka gaadsan Dir waxee ku tala xadaka somali iyo Itoobiya udhexeeya dagamad washaqo somali bakool waxeeya can ku tahay xoolaha.

Noolawaxan ku yaal suuQa ugu wena gobolka bakool ee xoolaha lagu kalagato AMA lagukala iibasado xoolaha geela ariga loda iyo faraday iyo xoolaha kalagadisa AMA luubanata malamak xabaga hadiga maqaraka xoolaha iyo ganacasiga jimalad bagashaka Itoobiya lageeyo waa dagamado soo Korasa dagamad washaqo somali ku soo dhawad ganacasiga kasocodo washaqo somali iyo washaqo Itoobiya ku soo dhawad malakasato dunida ku nooshaha welcome washaqo Af Soomaali.

Rabdhuure waa degmo ka tirsan gobolka bakool oo ah degmo aad qadiimi u ah waxayna dhacdaa galbeedka gobolka bakool waxayna 90km dhinaca galbeed ka jirtaa degmada xudur oo ah magaala madaxda gobolka dhinaca waqooyi bari waxaa ka xiga degmada ceelbarde galbeed dagmada washaaqo koofur waxaa ka xiga degmada waajid oo jirta 90 km.

Rabdhuure waxa dego beesha hadamo/likse oo ka katirsan beesha ilaa tuulooyinka hoos yimaado dhaqaalaha degmada waxa uu ku tiirsanyahay beeraha iyo xoolaha nool.