Ras kambooni

Ka Wikipedia
U bood: gooshitaan, raadi

Ras kambooni waa magaalo ku taalo Jubbada Hoose ee dalka Soomaaliya. Magaalada waxee u dhowdahay xadka kenya.Ras Kambooni waa dhul baaxadiisu ay aad u balaarantahay oo kayma fara badan ay ku yaalaan.

[Wax ka bedel] Dadka degan

Dadka deeggaanka waxay isugu jiraan xoola dhaqato iyo beeraleey in kastoo ay jiraan ganacsato yar oo aad ku arkeyso daafaha magaaladda. Ras Kambooni waxaa deegaan ahaan u dhashay qabaailada ugu waaweyn somaaliya sida Gaaljecl: Doqondiide, Magan ayaa deegaan ahaan ku nool magaaladda. Magaaladda Ras Kambooni waxey leedahay taariiq aad u fog waxayna ku taalaa cirifka koonfureed ee dalka Somaaliya.


Magaalooyinka Gobolka Jubbada Hoose Calanka Soomaaliya
Afmadow · Jamaame · Kabsuuma · Kismaayo · Mareerey · Ras kambooni
Qalabkaaga
Xarun magaceedyada

Variants
Waxa dhacaayo
Gooshitaan
Qalabka shaqada
Luqadaha kale